Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha shacabka Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Dowladda Ingiriiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay danjiraha Dalka Ingiriiska Marwo Kate Foster. Danjiraha Dowladda Ingriiska ayaa Shacabka iyo Dowladda …

10th October 2024  admin  

Hindiya oo hub u direysa Armenia si ay u xakameyso Turkiga iyo Pakistan Hindiya ayaa dooneysaa inay dalka Armenia ka iibiso hub qiiamhiisa lagu sheegay Rs 2000 Crore (oo u dhiganta ku dhawaad $244 oo milyan oo doolar). Sanadkii 2020-kii …

10th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Taliyehii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo ku shahiiday dagaalkii shalay …

10th October 2024  admin  

Wasiirka Cusub ee wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid oo warraysi siiyey BBC-da ayaa sheegay in uu diyaar u yahay hirgelinta doorashada qof iyo cod ee Puntland. Juxa waxa uu sheegay in uusan marna qayb ka noqon dooonin mudo …