Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Budhcad Hindi ah aya ku goobtay arday Afrikaan ah o wax ka baranaysay Dalkooda. Ardadan Afrikaanka ayaa wax ka baran jirya Haryana oo 28 km u jirta Caasimadda Delhi. Ardadan ayaa intooda badan ayaa hadda waxay ku sugan yihiin safaaradda …

10th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa caawa waxaa casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somaalida, Mudane Mustafa Muxumed Cumar. Munaasabadda casho sharafta oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada, ayaa hadallo kooban oo …

10th October 2024  admin  

Ku-simaha  Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Qaabilay Wasiirada Shaqada Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada heer Federaal …

10th October 2024  admin  

Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay shabakad maaliyadda iyo hubka u qaabilsan Al-Shabaab Dowladda Mareykanka ayaa maanta shaaca ka qaaday shabakad Al-Shabaab u qaabilsan fududeynta dhaqaalaha iyo hubka oo xayiraado lagu soo rogay. Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa bayaan ay soo saartay …