26th July 2024  admin  Category :

Ku-simaha  Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Qaabilay Wasiirada Shaqada Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed

Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada heer Federaal iyo heer Dawlad Gobolleed.

Wasiiraddan oo maalmahan uu shir uga socday Caasimada dalka, ayaa ku simaha Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyey nuxurka wada-hadalladooda, isagoo kula dardaarmay in la dardar galiyo wadashaqaynta dhexdooda ah iyo adeegyada ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*