Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

New York City, Los Angeles, Chicago iyo Houston oo Dadka madow markii ugu horaysay ay madax ka noqdeen. Sodoo kale Xildhibaanka Xisbiga Demoqraadiga Hakeem Jeffries ee laga soo doorto magaalada New York ayaa ku dhawaaqay inuu u ordayo gudoomiyaha xisbiga …

8th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo xalay ku geeriyooday magaalada Garoowe.…

8th October 2024  admin  

Allah ha u naxariistee waxa magaalada Garowe hadda ku geeriyooday Garaadkii Beelaha Harti, kana mid ahaa asaasayashii Puntland, Isimada Daarood iyo Isimada beesha Dhulbahante Garaad Saleebaan Graad Maxamed. Garaad Saleeban Garaad Maxamuud, ayaa goor dhaweyd ku geeryooday magaalada Garowe . …

8th October 2024  admin  

RW Xamse oo sheegay in Dalkeenu uu sameynayo horumarro muuqda Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in xukuumadda dan-qaran ay xoogga saartay dib-u-heshiisiinta, xasilinta iyo xaqiijinta dib-u-habeynta, ayna horumarisay hab-raacyo sharci oo casri ah, qaab-dhismeed dowladeed, hannaan maamul maaliyadeed, dib-u-qaabeyn hay’ado muhiim …