Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Lammaanayaasha Iran oo loogu baaqay inay ubad badan dhalaan  Laba taliye sare oo ka tirsan ciidamada ilaalada kacaanka Islaamiga ee Iran ayaa ku baaqay in la kordhiyo tirada dadka Iran, waxayna ka digeen cawaaqibka ka dhalan kara “gabowga dadka iyo …

21st September 2024  admin  

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa maanta jaamacada Bariga Africa Garowe kaga qaybgalay sagootin loo samaynayay 10 arday oo dhamaysay jaamacada kana hawlagalayay Cisbitaalk …

21st September 2024  admin  

Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeybgashay shir madaxeedka EAC, iyadoo xubin rasmiya ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo habka fogaan aragga ah kaga qayb galay kulanka 23-aad ee aan caadiga ahayn ee Urur Goboleedka Iskaashiga …

21st September 2024  admin  

Sacuudi Carabiya oo shaacisay maalmaha Xajka iyo Ciidda ee sanadkan Sacuudi Carabiya ayaa shaacisay maalmaha Xajka iyo Ciidul Adxa ee sanadkan ka dib markii la arkay bisha fiidnimadii Khamiista, taasi oo xaqiijisay bilowga bisha Dul Xaj. Wakaalada wararka Sacuudiga ee …