Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay ayaa xusay in dalkeenna ay ka jirto fursado maalgashi oo ballaaran. …

8th October 2024  admin  

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar fiidkii hore ee caawa lagu qaaday hoteelka Vila Rose ee ku yaala nawaaxiga xarunta NISA ee magaalada Muqdisho. Weerarka oo ku bilowday qaraxyo Ismiidaamin ahaa waxaa xigay dagaal toos ah, iyadoo xaaladda ay …

8th October 2024  admin  

Aabbe gabadhiisa ku casuumay inay goobjoog ka noqoto maalinta lagu fulinayo xukunka dilkiisa Haweeney 19 jir ah oo u dhalatay dalka Mareykanka, ayaanan awoodi doonin inay aragto aabaheed oo dil toogasho ah lagu fulinayo, kadib markii xaakim uu taageeray sharciga …

8th October 2024  admin  

Isbaarada madaxweynaha sheegayey ma ku jirtaa isbaarada qalinka ah Cali Balcad ka qadaayo dadka jiran ? Wasir dowlaha Arimaha dibada Soomaliya Ali Omar Cali Balcad ayaa isbaaro dhigtay inta u dhaxeysa safaarada Soomaalida ee Addis Ababa iyo Safaarada Hindiya ee …