Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Allah ha u naxariisto Muxiyadiin Kaalmooy. Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un. Waxa maanta geeriyooday Allah ha u naxariistee Muxiyadiin Kaalmooy Allah ha u naxariistee Muxiyadiin Kaalmooy wuxuu ka mid ahaa Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee Qoraaladooda u so diri jiray ALLSANAAG…

7th October 2024  admin  

Waxaa labbadii cisho ee la soo dhaafay la faafiyey warar aan waxba ka Jirin oo oranaya Mareeykanka iyo beesha Isaaq (Soomaaliland) ayaa yeelanaya iskaashi difaac oo toos ah. Warkaas waa mid aan waxba ka Jirin. Madaxweeynaha Mareeykanka, Joe Biden, waxa …

7th October 2024  admin  

Xildhibaan Ilhaan Cumar” Farxad ayay ii tahay in caawa aan Muqdisho joogo” …

7th October 2024  admin  

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay WasiiroMadaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa saqdii dhexe ee xalay sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis qaar ka mid ah xubnihiisa Golaha Wasiirada. Madaxweynaha ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda …