Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa xilkan u magacaabay Xamza Adan Xaadoow, Xaadoow ayaa ka soo jeeda beesha Gaaljecel …

6th October 2024  admin  

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta magaalada Badhan ee Xarunta gobolka Sanaag tababar uga furay shaqaalaha diiwaangalinta codbixinta Doorashooyinka qof iyo codka ah ee ka Shacayb-doona goobaha diiwaangalinta Gobol ee Sanaag oo ka mid ah saddex-da gobol ee wajiga 2-aad …

6th October 2024  admin  

Canada oo magacowda Ergayda Gaarka ah ee La-dagaallanka Islaam naceybka Dawlada Canada ayaa magacawday Ergey Gaar ah oo u qaabbilsanaan doona la-dagaalanka Islaaam nacaybka, iyada oo tallaabadan ay noqoneyso tii ugu horreysay ee nooceeda ah, iyadoo ay soo dhaweeyeen Muslimiinta …

6th October 2024  admin  

Sidee ayaa loo diley Hadrawi Sangub, marxuunka geeridiisu hormuudka u noqotay Kacdoonka Buluuga ah? …