26th July 2024  admin  Category :

Canada oo magacowda Ergayda Gaarka ah ee La-dagaallanka Islaam naceybka

Dawlada Canada ayaa magacawday Ergey Gaar ah oo u qaabbilsanaan doona la-dagaalanka Islaaam nacaybka, iyada oo tallaabadan ay noqoneyso tii ugu horreysay ee nooceeda ah, iyadoo ay soo dhaweeyeen Muslimiinta dalkaasi ku dhaqan oo ay Soomaalidu ka mid tahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*