Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Ex Xildhibaan Ahmed Saakin ayaa tuutaha iyo qoriga u qaatay difaaca Dhulka SSC wuxuuna soo bandhigay gabay cajiiba oo halgankii Daraawiishta sii laba jibaaraya …

5th October 2024  admin  

Beelaha Puntland qaar Diin ay soo jilaabteen ayeey wadaagaan, qaarna lacagaha laga helay qaramada midoobey ayaa Xoolo loogu gadaa Magaalada Garduush ee degmada Xaafuun, waxa ku nool dad sabool ah oo ay u sii dheer tahay hayb sooca. Waxay ku …

5th October 2024  admin  

Xaaladda Laascaanood oo iska hor-imaad kooban uu ka dhacay maanta Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa lagu warramayaa inay dagan tahay inkastoo goor hore oo saaka ah uu mar kale iska horimaad ka dhacay. Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda caafimaadka ee Laascaanood …

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa ayaa looga yeedhay Baarlamaanka Puntland …