Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Marar badan oo hore ayeeynu soo daabcnay qoraalka hoose si dadku ay u fahmaan shirqoolkii iyo xummaanta ay ku heshiiyeen beesha Isaaq ee ku aadan beelaha Dhulbahante, Gadubiirsi, Ciise iyo Warsangeli. Maanta waxa ay beesha Isaaq lawada ooyayaan oo ay …

4th October 2024  admin  

Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo u waramayey Dhab TV ayaa ka warbixiyey xaaladda Laascaanood, wuxuuna sheegay in madaafiicda ay soo tuurayaan SNMta ay tahay mid joogta ah taas oo socotay tan iyo markii uu daggaalka billowday, balse madaafiicda khasarahoodu uu …

4th October 2024  admin  

Madaxweeyne Xasan Shiikh ayaa markii uu xilka ku guulleeystay dadka badankiisa waxeey aaminsanaayeen in Xasan Shiikh uu markan ka tegi doono taariikh wannaagsan, maadaama markii hore ee uu madaxweeynaha ahaa lagu xasuusto musuqmaasuq baahsan. Hase ahaatee, Xasan Shiikh markan waaba …

4th October 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cali Xasan Botaan oo maanta ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano iyo Fardowsa ka …