Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Maamul Goboleedka Hargaysa ayaa xaflad u qabatay dhalinyaradda deegaanadaas si ay isu ruxaan. Dhalinyaradda ka soo qayb gashay is ruxiddaas, waxeey lulayeen calanka maamulkaas, waxaana la saarayey marba hees si dhaliyaradu ay dhidid isaga keenaan. Dhalinyaradan ma ahan kuwa xiisa …

20th September 2024  admin  

Duqa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka Jacob Freyayaa la dabal degay Soomaalida degan magaaladaas Minneapolis mayor Jacob Frey screams "Long Live Somalia" in fluent Somali to a Minnesota crowd during Somali Independence Day celebrations He even performs the traditional Darood …

20th September 2024  admin  

Kalsoonida uu barxadda Garowe uu ku dhex lugeenayo ilaalo la’aan ayuu Wasiir Qorsheel maamulka Puntlnad wax kula qaybsanayaa, bulshada reer Maakhir intooda badana waa taagersan yihin Somaliya malaga heli karaa in Wasiir uu magalada dhex lugeeyo bilaa ciidan?Kani waa …

20th September 2024  admin  

Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Fidan ayaa sheegay in wada-hadallada Ankara ay ku gaareen horumarro la taaban karo, isla markaana wareeggii labaad ee wadahadallada uu bisha September mar kale ka dhici doono dalka Turkiga …