Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo Garoowe ka dhagax dhigey dhismaha xarun gurmadka deg degga ah Guddoomiyaha Hay’adda  Maareynta  Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiir ka Gar-gaarka Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi iyo Wasiirka Duulista  hawada iyo Garoomada  …

4th October 2024  admin  

Hey’adda IMF oo shaacisay in Soomaaliya ay ka gudubtay hannaanka dib u eegista 5-aad ee barnaamijka Deyn Cafinta Hey’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinta qiimaynta dib u eegista 5-aad ee Barnaamijka ECF ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda iyo …

4th October 2024  admin  

Dalka daynta ugu yar lagu leeyahay dunidan Masiibooyin, qaraxyo iyo xitaa dagaalka Ukraine midna ma sababin deynta sare u kacday ee lagu leeyahay dalka yar ee Brunei sida ku dhacday dalal badan. Inkasta oo adduunka intiisa kale ay qasab ku …

4th October 2024  admin  

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Guddoomiyaha SoDMA Wafdi uu horkacayo GGuddomiyaha ey’adda Mareynta Masiibooyinka Qaranka SoDMA Mahamoud Moallim Abdulle oo booqasho kujooga Caasimadda Dowlada #Puntland ee #Garowe ayaa kulan laqaatay madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxwaynaha puntiland …