Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Isimada iyo Siyaasiyiinta beesha Dhulbahante oo ku kulmay Guriga madaxweyne ku xigeenka Puntland Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Hoygiisa kulan Afur iyo soo dhoweyn ah kula qaatay Isimada dhaqanka SSC ee kala …

4th October 2024  admin  

Midowga Afrika oo dalbaday dhaqaale lagu maalgelinayo howlgalka Soomaaliya. Midowga Afrika ayaa dhawaan dalbaday lacag ku dhow 90 milyan oo dollar oo lagu maalgelinayo howlgalka ciidamada nabad ilaalinta ee jooga Soomaaliya. Bankole Adeoye, oo ah guddoomiyaha Midowga Afrika ee arrimaha …

4th October 2024  admin  

Togaga Durdur Iyo Buraan ee Degmada Buraan ayaa waxaa ku soo rogmaday Daadad hakad Geliyey Isu Socodka gadiidka ee gobolada Iyo Degmooyinka Dalka. …

4th October 2024  admin  

Waa kuma hogaanka cusub ee Tigrey Getachew Reda? Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa hogaanka cusub ee gobolka Tigrey u magacaabey Getachew Reda Getachew Reda waa mid ka mid ah ragga magacyadooda sida weyn loola xidhiidhinayey dagaalka labada sano socday …