Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Wafdi isugu jira labada gole ee dowlada Puntland ayaa kormeeray Dekadda Garacad,Maxjaradda xoolaha iyo Xarumaha Maamulka. Wafdiga ayaa kulan balaaran la qaatay bulshadda kala duwan ee deegaanka si ay uga dhagaystaan baahiyahooda isla markaasna ula wadaagaan qorshaha hormarineed ee Dowladda.…

6th June 2025  admin  

Maraykanka oo sheegtay in Raashinkii ay siiyeen ciidanka Danab la bililiqaystay , dawladuna wax ka qaban wayday oo dusha ka daawanayso bililiqada socota ciidanka Midowga Afrika ee Soomaaliya kusugan, Tani waa quus wajahaysa AU, waxaana iyana la xaqiijiyey in taageeradoodii …

6th June 2025  admin  

Waxaan soo dhaweynayaa muddaynta gogosha uu fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan in wadatashi Qaran laga yeesho arrimaha masiiriga ah ee dalka, kuwaas oo ay ugu horreeyaan doorashada, amniga iyo Dastuurka. …

6th June 2025  admin  

Xasan Culusoow oo iska xaadirayey xerada Xalane ee ka madax banaan Soomaali inteeda kale Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey James Swan ayaa ku faraxsan inuu maanta magaalada Muqdisho ku biiro xubnaha Beesha Caalamka ee loo yaqaan C6+ si uu …