Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Fanaanka Kan’nan Warsame oo Booqday Madxafka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida …

26th November 2026 admin
Madaxweynaha dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaliya. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 Oct, 2016 Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya …

26th November 2026 admin
Dawladda Turkiga ayaa waxeey ka furatay magaalada Muqdisho xerro ciidan; xerradan, ayaa lagu tababari doonaa sida la sheegay ciidanka Soomaaliyeed. Horey dalka waxaa u joogay ciidamo kalla duggan oo iyaggana bixin jirey tababarada ciidamada. Intaa waxaa dheer, ciidanka AMISOM oo …

26th November 2026 admin
848523.0Cismaan Cabdi Qaac, oo ka mid ah Qurbajoogta iyo Odayaasha Soomaaliyeed ee dalka Canada oo dhowaan booqasho ku soo maray degaano badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya, ayaa heestan ka sameeyey mar uu u dalxiis tegay Buurta Barakaysan ee …







