Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Oramadda Itoobiya  oo qaaday jidkii USC 1991 ee Burburka iyo bililiqada Banaanbaxayaal udhashay qoomiyada Oromada ayaa magaalada Sebeta ee kililka Oromada ku gubay 11 warshadood iyo 62 baabuur.Warshadaha la gubay waxaa kamid ah warshada dharka ee Tutu textike,Aba Guna,Ababo Highland …

26th November 2026  admin  

Madaxweeynihii Horre ee Puntland Ca/raxmaan Faroole iyo Cali Xaaji oo ah musharixiin u tartamaya xilka madaxweeynanimada ee Soomaaliya ayaa ka hadlay musumaasuqa hareeyey arrimaha doorashada ee la fillayo ineey dalka ka dhacdo. Madaxweeyhihii horre ee Soomaaliya Xassan Shiikh ayaa dalka …

26th November 2026  admin  

Musharaxiinta Muqdisho iyo Mooshinlayda Baydhabo maxaa ka dhaxeeya? Labadan kooxood maxay kala yihiin? Musharaxiinta Muqdisho waa koox ka soo wada  jeeda beesha Hawiye, Abgaal oo aaminsan cid aan Abgaal ahayn inaanay Soomaaliya Madaxwene ka noqon karin, inta Muqdisho tahay caasimadda …

26th November 2026  admin  

Sawirada ugu danbeeyey ee Jidka Ceeldaahir iyo Ceerigaabo Sawirka hoose waa magaalada Ceerigaabo oo jidjami ku dhamaan doono …