Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Waxaa soo gabagaboobey doorashadii xubnaha aqalka sarre ugga mid noqonayey maamulka Puntland, waxaana ku guuleeystay: Faarax Cali Xuseen Leelkase Mahad Shiikh Nuux Yuusuf Daarood (Awrtable) Bootaan Barre Samatar […]

26th November 2026 admin
Cumar Cabdi rashiid oo la tartamaysay Xogahayntisu oo ku guulaysatay Aaqalka Sare Cali Cabdi Giir oo ka mid ahaa asaasyaashii Puntland ama siyasiyiintii Puntland dhidibada u aastay, oo ka soo jeeday beesha Leelkase ayaa Baarlamaanka Puntland ka codeyeen, Ka dib …

26th November 2026 admin
Allah ha u naxariistee waxa dalka Ingiriiska lagu dilay Jamaal Maxamed Godane Cali Bile. Allah u maxariistee Jamaal oo 21 jir ah, oo dhowaan aabe noqday, ayaa talaadadii lagu dilay xabsi uu ku jiray. Waxa dilkiisa loo isticmaalay Tooreeyada lagu …

26th November 2026 admin
Qudbadihii musharixinta u taagan aqalka sarre ee Puntland u matalaya federaalka. Allsanaag.com…







