28th March 2024  admin  Category :

Cumar Cabdi rashiid oo la tartamaysay Xogahayntisu oo ku guulaysatay Aaqalka Sare

Cali Cabdi Giir oo ka mid ahaa asaasyaashii Puntland ama siyasiyiintii Puntland dhidibada u aastay, oo ka soo jeeday beesha Leelkase ayaa Baarlamaanka Puntland ka codeyeen, Ka dib markii ay maalgeliyeen Damuljadiidka Muqdisho Halka Cumar cabdirashiid oo aan hor iman Baarlamaanka Puntland uu isagu  ku guulaysaty Aqalka sare. sidoo kale Xildhibaan C/risaaq Cismaan Xasan(Jurille) ayaa ku Guulaystay Loolan Adag oo dhexmaray Isaga iyo Kooxda Damujadiid iyo Madaxweynaha Puntland oo isku dhinac ahaa,kuwaas oo  dhaqaale  badan ku bixiyay Sidii loogaga guulaysan lahaa Tartankii Doorashada Aqalka Sare ee Garoowe ka dhacay.

Kooxda Damujadiid ee Xasan Shiikh Maxamuud Hogaamiyo ayaa Lacag tiro badan ku bixisay sidii Proff.C/risaaq Jurille Looga guulaysan lahaa.

Doorasho iyo Dimoqraadiyad maaha 33 Xildhibaan ka soo wada jeeda inay ka codeeyaan halyeeyadii Puntland dhisay

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*