Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Baarlamaanka Puntland oo lagu xamman jiray ineey yihiin xubno aan la xisaabtamin xukuumadda ayaa kalfadhigii soddon iyo siddeedaad su’aalo adag ku weeydiiyey Madaxweeynaha Puntland Ca/welli Gaas. Su’aalaha la weeydiiyey waxaa ka mid ahaa su’aalo aad muhiim u ah oo ay …

27th November 2026 admin
Beel ka mid ah beelihii Xasan Culusoow iyo kooxdiisu ay ka soo Barakiciyeen Koonfurta Soomaaliya, ayaa Ugaas ku samaystay degaanada Puntland oo ay hadda ku sugan yihiin oo ay nabad ku joogaan …

27th November 2026 admin
Magaalada Dhahar ayaa ka mid ah magaalooyinka taariikhda ku leh dhulka Soomaaliyeed; hadaba waxaa barnaamij gaar ah ka soo diyaariyey Telifishinka Puntland. Allsanaag.com …

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Furay Kalfadhigii 38-aad Ee Baarlamaanka Dawladda Puntland, Kadibna u Safray Dalka Emaaraadka Carabta. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 29 October 2016 waxaa uu furay kal fadhigii 38-aad ee baarlamaanka Dawladda Puntland.…







