Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Garoowe oo maanta lagu doortay kow iyo toban Xildhibaan oo ka mid noqday Xildhibaanada Soomaaliya …

27th November 2026 admin
HAG iyo siyaasadooda fashilka ah oo ku salaysan bur bur iyo been abuur Dhowr sano ka hor markii ololaha loogu jiray in la dhiso maamulka Jubbaland, si bulshada halkaa degani ay u helaan maamul wanaag, kala danbayn iyo amni. Siyaasiyiinta …
27th November 2026 admin
Bahda Allsanaag, waxay Hanbalyo u dirayaan caaqil Maxamed Cabdulaahi Faarax. Maxamed Cabdulaahi faarax Shirwac, ayaa maanta ku guulaystay kursigii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Daahir Xaaji Geele Maxamed C/laahi Faarax ayaa helay 49-cod. Xildhibaankan ayaa ka soo jeeda …

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Caasimada Garoowe Ku Soo Dhoweeyey Wefti uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo Garoowe soo gaaray Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 10 December 2016 ku …







