Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Sawiraddii ugu danbeeyey ee jaamacadda Maakhir ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag, Puntland …

27th November 2026 admin
Labada Macalin ee Maraykanka ka yimid waa kala siyaasad fiican yihiin. Macalinka jaamacadeed ee markii danbe noqday madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif , ayaa maamulkiisii Khaatumo waxa si cad diiday inay ictiraafaan ama taageero siiyaan dawladda federaalka Soomaaliya uu hogaaminayey Xasan …

27th November 2026 admin
MAXAY TAHAY SABABTA UU MUSHARAX FAROOLE U TANAASULAY? Madaxweynihii hore ee Puntland ahna Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS lisa markaasna musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Faroole oo ay wajigiisa ka muuqatay sida uu uga …

27th November 2026 admin
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dhaqdhaqaaq aad u weeyn taas oo musharixiinta madaxweeynaha ay ku doonayaan sidii ay u soo jiidan lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka. Hoteelada magaalada ayaa ah meelaha ugu badan ee dhaqdhaqaaqa uu ka socdo, waxaana jira musharixiin iyagu …







