Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Dhalinyaro lacag u dirtay degaanada Shimbiraale, Biyo Guduud iyo Dhabar dalool oo ka mid ah gobolka Sanaag Dhowr dhalinyaro oo ka soo jeeda Maakhir, oo dhowaan soo galay magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa lacag gaarayasa 1000 doolar u diray …

27th November 2026 admin
Ganacsatada ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirif ee ku sugan Boosaaso ayaa 8000 kun oo doolar ugu deeqay Guddiga abaaraha Puntland …

27th November 2026 admin
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaarta oo soo bandhigay Qiimaayn ay ku sameeyeen Abaarta ka jirta dalka Soomaaliya iyagoo ku dhawaaqay Gobolada dalka ee ay Abaartu ka dilaacday. Gobolada dalka ee ay Macalushu ka dilaacday ayaa kala ah: Gobolka Sanaag Gobolka …

27th November 2026 admin
Shamsudiin Makawi oo deeq raashin ah ka qaybiyey Degmada Dhahar …







