26th April 2024  admin  Category :

Dhalinyaro lacag u dirtay  degaanada Shimbiraale, Biyo Guduud iyo Dhabar dalool oo ka mid ah gobolka Sanaag

Dhowr dhalinyaro oo ka soo jeeda Maakhir,    oo dhowaan soo galay magaalada Toronto ee  dalka Canada ayaa lacag gaarayasa 1000 doolar u diray Qoysas ku  dhibaataysan gobolka Sanaag , gar ahaan degaanada Shimbiraale, Biyo Guduud iyo Dhabar dalool.

Lacagtan ayaa dhalinyaradu u wakiisheen inuu diro Mahdi Xibil xassan xubeey

https://youtu.be/1hYcK8s04fQ

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*