Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025 admin
Awoodii Khaatumo Oo Iskugu Biya Shubatay Cali Khaliif Iyo Garaad Jaamac Garaad Cali …

12th May 2025 admin
Ceelka shidaal ee Lughaya waa ceel la diyaarshay 1990, waana ceel uu dhex ceegaago batrool aad u tira badan, waxaanan ka haynaa xog rasmiya. Waxaana maalmahaan socda muran dhanka deegaanka ah oo kasoo cusboonaaday deegaanada Lughaya, waxaana xaqiiqa in aynan …

12th May 2025 admin
Isutaga Ardada Muslimiinta ayaa waxay ku madaharaaden xafiiska agaasime ku xigeenka waxbarashada ee gobolka Kerala ee dalka Hindiya, iyaga oo ka cabanaya Bawaagtii Dugsiyada oo lagala soo daahay. Dadkii mudaharaadayey markii ay derbiyada u soo fuuleen xafiiskiisa ayaa siyaasigii …

12th May 2025 admin
Bahda Allsanaag waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, eheladdii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Saalax Maxamed Muuse Saalax Googooye oo caawa ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Canada. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano …