Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025  admin  

Siyaasiyiinta Isaaq ee wada shaqayntu ka dhaxayso Alshabaab  ayaa si qabyaaladaysan ugu  Qaadacay Gudi uu Ku Dhawaaqay Raysal Wasaaraha Somaliya.  …

15th May 2025  admin  

Caasimadda dalka Canada waa Ottawa, Waana magaalada labaad ee ugu weyn gobolka Onatao. Radiyo Muqsisho iyagu waxay qoreen sidan Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay, Michael Keating, ayaa Soomaalida ku nool Magaalada Ottawa, oo ah Caasimadda Labaad …

15th May 2025  admin  

Haddii Muqdisho sidan loogu soo dhowaynayo madaxweynihii ku fashilmay hogaankii qaranka Soomaaliyeed, weli beesha Muqdisho degtaa diyaar uma aha dawladnimo iyo in Soomaaliya ay  horay u sii  socoto si loo helo Qarankii Soomaaliyeed oo ay horay u burburiyeen https://youtu.be/_J6x11lfzMY…

15th May 2025  admin  

Siyaasiyiinta iyo Odayaasha beesha Raxaweyn xaalad kasta oo dalka Soomaaliya  ku jiro iyaga waxay kaga dhegan tahay 4.5. https://youtu.be/_LpeWTZQHLg…