
20th April 2026 admin Category :
Haddii Muqdisho sidan loogu soo dhowaynayo madaxweynihii ku fashilmay hogaankii qaranka Soomaaliyeed, weli beesha Muqdisho degtaa diyaar uma aha dawladnimo iyo in Soomaaliya ay horay u sii socoto si loo helo Qarankii Soomaaliyeed oo ay horay u burburiyeen


https://youtu.be/_J6x11lfzMY







