Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Wasiirka Ganacsiga oo daahfuray shir ku saabsan xoojinta xiriirka ganacsi ee dibadda Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta furay shir loogga hadlayey Wada-hadalka Dawladda iyo Ganacsiyada gaarka ah oo ay si wada-jir ah u soo qaban-qaabiyeen …

2nd October 2024  admin  

In ka badan 1,000 qoys ayaa lagu wadaa in ay ka barakacaan bartamaha Mozambique ka dib markii ay soo weerareen xayawaanka duurjoogta ah. Madaxa maamulka deegaanka ee degmada Marromeu ee gobolka Sofala ee dalka Mozambique ayaa sheegay in dowladda hoose …

2nd October 2024  admin  

Waa kuma guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland ee la ammaanay? Puntland shalay waxaa ka qabsoontay doorashada golayaasha deegaanka taas ka qabsoontay sodon degmo oo ka tirsan maamul goboleedka Puntland. Guddoomiye Cabdirisaaq Axmed Saciid waxa uu qabtay doorashadii ugu horreysay oo qof …

2nd October 2024  admin  

Gobolka Sanaag. ( Aftida Dadwaynaha)Badhan, Dhahar, Xingalool, Buraan iyo Ceelaayo waxay u quusgooyeen sheegashadii Somaliland iyo in uusan dhulkani ahayn dhul laga muransanyahay …