Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th September 2024  admin  

Waxaa maanta degmada Boocame ee Gobolka Sool, Aas Balaadhan Loogu sameeyay Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur oo kamid ahaa Isimada dhaqanka Beesha Dhulbahante, Oo dhowaan ku geeriyooday dalka Turkiga …

19th September 2024  admin  

“Siyaasaddu waqti badan waa inaga qaaday, natiijo fiicana kama hayno” https://youtu.be/0ghFb_ASFME  …

19th September 2024  admin  

Qof Dumar ah, oo Dadqalatooyinka koonfura Soomaliya ka mid ah, oo Gaari wadata  ayaa qaraxii Gaalkacayo Fulisay   Magaalada Gaalkacyo saakay waxaa lagu weeraray laba baabuur oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa waxaana lala beegsaday xero dayax.   Qaraxa hore …

19th September 2024  admin  

Qaraxyo ka dhacay xarunta gobolka Mudug ee Gaalkacayo Xero Dayax, oo ah meesha ay dawlada Puntland ka dhisaysayy 100 ka Dukaan,  oo iminka dadka loo dhisayey kana agdhow meesha ay ku taalo xarunta dawlada hoose ee Gaalkacyo ayaa waxaa ugu …