Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qayb galay Munaasabad casho sharaf ah oo maamulka Gobolka Banaadir u sameeyay xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran oo shirkii lixaad ugu soo gabagaboobay  Muqdisho, kaas oo ay ka …

1st October 2024  admin  

Puntland: “Dowladda federaalka waxay u muuqataa kacaankii 1969 oo aan qoryo sidan” Waxaa sacaado kahor xarunta Madaxtooyada dowladda federaalka Soomaaliya ee Villa Soomaaliya ku soo gabagaboobay shir jaraa’id oo uu qabtay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan oo looga hadlayay hannaanka …

1st October 2024  admin  

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52%, sida shaacisay walaaladda wararka ee AFP. Codadkii ilaa hadda la tiriyay ayuu Erdogan ku guuleystay 52.3 …

1st October 2024  admin  

M.Culusoow oo shiriyey Siyaasiyiinta beelaha Ogaden iyo Mareexaan Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay madaxda sare ee maamulka Jubbaland oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha maamulkaas mudane Axmed Maxamed Islaam. Kulanka waxaa ka qeybgalay …