Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th September 2024  admin  

Marwada madaxweynaha oo ka qayb gashay shirka Marwooyinka Afrika. Marwada madaxweynaha Soomaaliya  Sahro Cumar Xasan ayaa sheegay inay ka qayb gashay urur lagu magcaabo Marwooyinka Africa https://youtu.be/w5BL5-WvoLE…

16th September 2024  admin  

Duqa magaalda Boosaaso Eng. Yasin Mire Maxamuud ‘Sayid’ oo safar shaqo ah ku maraya dalkan Maraykanka oo haatan ku sugan magaalada qadiimiga ah ee Boston ayaa jaaliyadu ugu samaysay casho soo dhaween ah habeenimadii xalay, Duqa ayaa sheegay ama bayaamiyay …

16th September 2024  admin  

Muuqaal la soo dhigay meelaha bulshaddu ku kulmaan ee  Internetka, ayaa waxa laga daawaday     Mulkiile Makhaayad oo iska hor isaagay  labo gabdhood oo Muslimiin  ah oo Xijaaban inay sooo galaan Makhaayadiisa oo wax ka cunaan. Mulkiilaha Makhaayadda  Le Cenacle restaurant …

16th September 2024  admin  

Siyaasiyiinta Beelaha Aan Daaroodka Ahayn Oo Dhamaantood Diidan Aqalka Sare, Waa Maxay Sababtu Haddii aad maapka dhulka Soomaalidu degto aad eegto waxaa dhulka Soomaalida intiisa ugu ballaaran degan Beesha Daarood, haddii hannaanka deegaanka wax lagu qaybsado waxaa ugu xildhibaano badnaanaya …