Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th September 2024  admin  

Dagaalkii u dhaxeeyey beelaha  Habar jeclo iyo Habar yoonis oo meel xun maraya iyo Ciidamaddii SNM ee ku sugnaa Sool iyo Sanaag oo loo daabulayo xadka Sanaag iyo Togdheer   https://youtu.be/2PL7b7s4H0Y…

19th September 2024  admin  

Dawladda federaalka ayaa  baaq ka soo saartay dagaalka u dhaxeeya beelaha Isaaq ee Habarjeclo iyo Habar Yoonis. Halka dagaalka ka socday  Koonfurta gobolka Sool oo dadka badani ku dhinteen ayna dawladda federaalku marna ka hadlin   https://youtu.be/KEeVcF1Y-ic…

19th September 2024  admin  

Beelaha Habarjeclo iyo Habaryoonis oo ku dagaalaaya xadka gobolka Sanaag iyo Togdheer Ilaa hada sadex qof ayaa ku dhintay,sideed kalena waa ku dhaawacmaeen is horimaad ka dhacay degaanka Degoble iyo darar weyne ,ka soo u dhaxeeya laba beelood ee Habarjeclo …

19th September 2024  admin  

Shivraj Singh Chouhan, oo ah gudoomiyaha gobolka Madhya Pradesh ee ku yaala bartamaha dalka Hindiya , ayaa isaga oo kormeeraya degaano ka mid ah gobolkiisa  oo biyo ku soo fataheeen , wuxuu ka dalbaday Askari ilaaladiisa ahayd  inay kor u …