Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th September 2024  admin  

  3 qof ayaa ku geeryooday tira tobaneeyo qofna way ku dhaawacantay iska horimaad hubeysan oo u dhaxeeyay  maleeshiyaadka SNM-ta iyo dhalinyaro ka kacday dil loo geystay marxuun Maxamed Cawil oo ay dileen maleeshiyaad uu horkacayo tima-weyne oo ah maamulka Hargeysa …

19th September 2024  admin  

Dhawaqa rasaasta dhafan dhaafka u dhacaysa ayaa ilaa hadda ka socda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Inta la ii xaqiijyay, hal ruux ayaa ku geeriyooday rasaas ay riddeen askar kasoo jeeda Jabhadda SNM, iyada oo sidaasi ay u ku …

19th September 2024  admin  

Dhaqan celiska badan ee  ka soo jeeda maamulka SNM ee hadda ku sugan Hargaysa iyo Burco, oo horay uga   gaabiyey inay Iciraafka Somalilabd uga   raadiyaan dalalakii ay ku noolaayeen, ayaa hadda Guri loogu  tababaro sida aqonsiga looga  raadiyo dalalkii ay …

19th September 2024  admin  

Madaxweynha dawladda Puntland . Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii ugu dambeeyey safaro shaqo ugu maqnaa waddamada Itoobiya, Turkiga iyo Jabuuti ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee …