26th July 2024  admin  Category :

Hadaan wax iska bedelin siyaasiyiinta beesha Majeerteen ee ku sugan magaalada  Garowe  sidan ayeey u qaybiyeen Xildhibaanada Aqalka sare ee ka imanaya maamulka Puntland.

  • Cumar Maxamuud: 1 xubin
  • Ciise  Maxamuud: 1 xubin
  • Cismaan  Maxamuud: 1 xubin
  • Cali Saleebaan: 1 xubin
  • Dhulbahante: 2 xubnood
  • Warsangeli: 1 xubin
  • Leelkase: 1 xubin
  • Dashiishle 1 xubin
  • Beelaha kale ee Majeerteen: 1 xubin
  • Mahad Cawad (Beesha Dieerd): 1 xubin

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*