Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Madaxda maamulka Beelaha Isaaq ku midaysan yihin ee SNM, oo uu ka mid yahay Ra’isawasaare ku xigeeka Soomaaliya Maxamed Cumar Cartan,  oo  maalmahan oo dhan ku doodayey in  kuraasta  aqalka sare ee Xildhibaanada ka imanaya waqooyiga Sooomaaliy  la wada siiyo …

20th September 2024  admin  

Madaxweeynaha waqtigiisa uu dhamaaday ee Xasan Shiikh ayaa inta badan wuxuu ku faanaa inuu wax qabad kii ugu fiicnaa uu qabtay, uuna ku guuleeystay dhamaan lixdii tiir uu la yimid. Hase ahaatee, wax qabadka uu sheeganayo ma ahan mid ay …

20th September 2024  admin  

Ciyaaraha  tarantanka naafada Caalamka ee ka socda dalka Barasiil,  ayaa Wiil Soomaaliyeed oo naafo ah,  oo u ordayey Qaranka Soomaaliyeed wuxuu ka  galay kaalinta shanaad, Farxaan Cadaawe oo curyaan ah,  ayaa guul u soo hooyey Qaranka Soomaaliyeed, halka kuwii cagaha …