26th July 2024  admin  Category :

Akhriso beelaha ay ka soo jeedaan Xildhibaada ku tartamaya aqalka sare. Beesha Majeerteen qofka u  soo baxaya Aqalka sare  waa diyaarsan yahay marka aad aragto sida loo tartamayo. Beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli sadex Xildhiban ayaa Madaxweyne Gaas ku yiri u tartama 13 Xildhibaan.

1. Cumar cabdirashiid. Vs Aamina Aadan Beesha Cismaan Maxamud Maajeerteen

2. Yaasiin Cabdi Seed Vs Seynab Xaashi Ciise Beesha Cumar Maxamud Maajeerteen

3. Cabdiraxmaan Faroole VS Cabdi Mahadi Beesha Ciise Maxamud Maajeerteen

4. Siciido Xassan Cismaan Beesha reer Saakax Warsangeli,  Axmed Tigaana beesha Adan Siciid Warsangeli, Siciid Maxamuud Aadan beesha Nuux Cumar Warsangeli , Maxamed Maxamuud bile Beesha Baha ogayslabe Warsangeli ayaa u tartamaya hal kursi. 

5. Hodan Maxamuud Cismaan, Axmed Maxamed Maxamuud, Caydiid Saleebaan Xaashi, Axmed Maxamuud Faarax.
Beesha Dhulbahante

6. Abdirisaaq Juurile, Hodan Ismaaciil Cilmi Beesha Dishiishe

7. Maxamuud Axmed Maxamuud, Faadumo Siciid Maxamed Beesha Cali Saleebaan Maajeerteen

8.Mahad Cabdale Cawad, Maxamed Siciid Xirsi Moorgan,
Beelaha Cabdiraxiin Maajeerteen iyo Meheri Ismacil (Carab Maxamud Salax)

9. Mahad Daahir Sheekh Nuur, Cabduqaadir Shaaciye, Cabdixakiin Axmed Xaashi
Beelaha Yuusuf daarood (Awrtable) reer Maxamud Maajeerteen iyo Wabeeneye Maajeerteen

10. Cali Ismaaciil Cabdi Giir, Shukri Cabdulaahi Maxamuud, Faraxaan Cali Xussien Beesha Tenaada Daarood (Leelkase)

11. Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere, Faarax Cawad, Siciid Maxamuud Cali.
Beeesha dhulbahante

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*