Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Maanta iyo sida looga ciiday degmada Badhan ee gobolka Sanaag      …

20th September 2024  admin  

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow, oo hadda ku dhuumaalaysanaya Villa Wardhiigleey ayaa muuqaal uu caawa iska duubay  ku sheegay jn loogu dul qaato sharci darada uu samaynayo. Sidoo kalena ku sheegay in isbahaysiga isbedel doonkaka ay yihiin Wiilal yar …

20th September 2024  admin  

Xasan Culusoow oo afartii sano oo uu sida sharcigaga ah dalka ku hogaaminayey  oo si dimoqraadiyadda loogu soo doortay inuu dalka Soomaaliya ku hogaamiyo Walaalnimo, Wadaninimo, caddalad iyo sinaan   looga caal waayey Tuugnimo IYO Qabyaalad, waa adag tahay  maanta oo …

20th September 2024  admin  

Maxamed Cumar Carta. oo xubin ka noqday madasha Qaranka si uu xildhibaanadda Sool iyo Sanaag uGu gacan geliyo beeshiisa SNM Shirkii madasha Qaranka ee ka socday  Muqdisho  ayaa soo gebageboobey , waxaana  lagu heshiiyey in Xildhibaanada ka mid noqonaya  Aqalka …