Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Daawo Gaarigii Galgala Qalabka U waday oo La qabtay …

20th September 2024  admin  

Marabbiga ugu da’ada weym  beesha  Harti ee ay  haystaan maamulka SNM, ayaa ku sifoobay hadal uu horay u yiri hogaamiyihii hore ee Bulshada Madow ee dalka Maraykanka  Malcolm X  mar uu ka hadlaayey adoonsiga.  Adoonka la haysTo ayuu qaybiyey Malcolm   …

20th September 2024  admin  

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 06 – 14 Seteember 2016. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Muxammad Sh. Cusmaan Jawaari; Ra’iisal …

20th September 2024  admin  

Waxaan aheen dawlad jirtay; Waxaan jirnay IGAD oo aan jirin; Waxaan la soo noqonay dawladdeenii 1991dii; Waxaan nahay dawlad wax kasta ay u dhan yihiin; Waxaa Aftidii dadka laga qaaday 97 boqolkii ay u codeeyeen goosashada Soomaaliland; Soomaaliya waa maamulo …