Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Gabadh yar oo ay ciidamad AMISOM  ku jiireen  ama ku dardareen magaalada Jowhar ayaa dhaawacii soo gaaray dartiis la il darran, mana jirto cid wax ugga qabatay dhaawacaa xaq darrada ah ee la soo gaarsiiyey.Ciidanka AMISOM ayaa dad badan oo …

20th September 2024  admin  

Mudaaharaad looga soo horjeedo dadka Itoobiyaanka ah ee ku soo badanaya deeganada Puntland ayaa wuxuu ka dhacay magaalad Garoowe; Dadka Itoobiyaanka ayaa arkay wadankan dadkiisa oo iyaga isku mashquulay taasina ay u sahashay ineey meel kasta si fudud u tagaan …

20th September 2024  admin  

Garoonka diyaaradaha Boosaaso ayaa lagu soo kordhiyey arrimo kor u qaadaya tayada garoonka. Waxyaabaha lagu soo kordhiyey waxaa ka mid ahaa kaamaradaha duubaya guud ahaan garoonka taas oo amniga wax weeyn ka qaban doonta, sidoo kalle waxaa la keenaya mashiinada …

20th September 2024  admin  

Waxaa maalinta Isniinta ah ee bishan 19ka September billaabanaya dhageeysiga dacawadda muranka badda ee u dhaxeeya wadamadda Soomaaliya iyo Kenya. Dacwadan oo ay qaadeeyso Maxkamada Caalamiga ah ee uu  fadhigeedu yahay Hague ee dalkaas Holland. Badda Soomaaliya in muran la …