Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Waxaa socoda imitxaanaadka laga qaadayo darawallada gawaarida waaweeyn iyo cagafyada kuwaas oo ku shaqeen doona gaadiidkaas. Imitixaankaas waxaa ka soo qeeyb gallay dad boqol iyo labaatan kor u dhaafaya, waxaana laga qaadan doonaa inta ku guuleeysatay  kaxaynta gawaarida iyo ku …

20th September 2024  admin  

Taliyiihii maleeshiyaadka   beelaha Hawiye ee Koonfurta Soomaaliya . Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaanle) ayaa goor dhow ku geeriyooday qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan wararka qaraxan oo ahaa mid loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo …

20th September 2024  admin  

Daaw dummad yar oo naftayda kala baxsanaysa in  lagu jiiro  jid  gawaari badani ay marayaan …

20th September 2024  admin  

Dhamaan madaxda ka soo jeeda beesha Isaaq  ee ku sugan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,  waxay isku raaceen in ay dawadda Soomaaliya ay  ka baxayaan haddii aan la siin Beesha Isaaq  11 Xildhibaan ee aqalka sare ee ka imanaya waqooyiga Soomaaliya.…