Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Caasimadda dalka Canada waa Ottawa, Waana magaalada labaad ee ugu weyn gobolka Onatao. Radiyo Muqsisho iyagu waxay qoreen sidan Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay, Michael Keating, ayaa Soomaalida ku nool Magaalada Ottawa, oo ah Caasimadda Labaad …

20th September 2024  admin  

Haddii Muqdisho sidan loogu soo dhowaynayo madaxweynihii ku fashilmay hogaankii qaranka Soomaaliyeed, weli beesha Muqdisho degtaa diyaar uma aha dawladnimo iyo in Soomaaliya ay  horay u sii  socoto si loo helo Qarankii Soomaaliyeed oo ay horay u burburiyeen https://youtu.be/_J6x11lfzMY…

20th September 2024  admin  

Siyaasiyiinta iyo Odayaasha beesha Raxaweyn xaalad kasta oo dalka Soomaaliya  ku jiro iyaga waxay kaga dhegan tahay 4.5. https://youtu.be/_LpeWTZQHLg…

20th September 2024  admin  

Lamaane ka soo daahay diyaarad ay ka raaci lahaayeen Beijing ayaa intay shaqaalihii diyaarada la dagalameen, waxay u gudbeen laamigii ay diyaaraddu ka kici lahayd, Lamaanihii soo baxsaday ayaa gaaray albaabkii diyaaradda, hase ahaatee shaqaalihii diyaaradda Air China oo u …