Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th January 2025  admin  

Xildhibaabnada  gobolka Sanaag  ku yeelan doonaan Aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxay noqon doonaan Xildhibaanadii horay uga midka ahaa Baarlamaanka Soomaaliya. Sadexdii Xildhibaan ee gobolka Sanaag uga midka ahaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mar labaad ku noqonaya Muqdisho,  iyaga oo …

7th January 2025  admin  

Reer guuraagii Sool iyo Sanaag ayaa  sidii loo lahaa waa dhul laysku haysto maanta gaajo iyo haraad waxay  ugu dhimanayaan degaanadoodii iyadoo bulashada Caalamka ee ku sugan Garowe iyo Hargaysa ay ku taageerayaan siyaasad xumada Siilaanyo iyo Gaas Cuna qabatayntii …

7th January 2025  admin  

Baarlamaanka Puntland oo lagu xamman jiray ineey yihiin xubno aan la xisaabtamin xukuumadda ayaa kalfadhigii soddon iyo siddeedaad su’aalo adag ku weeydiiyey Madaxweeynaha Puntland Ca/welli Gaas. Su’aalaha la weeydiiyey waxaa ka mid ahaa su’aalo aad muhiim u ah oo ay …

7th January 2025  admin  

Beel ka mid ah beelihii Xasan Culusoow iyo kooxdiisu ay ka soo Barakiciyeen Koonfurta Soomaaliya, ayaa Ugaas ku samaystay degaanada Puntland oo ay hadda ku sugan yihiin oo ay nabad ku joogaan …