Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025 admin
Madaxweynaha Puntland oo soo dhoweeyey Ra’isawasaaraha Soomaaliya …

13th May 2025 admin
Maqaal:- Dowladd cusub kama hor dhici karno, xuma iyo sama toona Waxaa jira dad badan oo soomaaliyeed oo aan ka qeyb qaadanin damaashaadki lagu soo dhaweeyay madaxweyne Farmaajo, mana aha dad mucaarad ku ah Farmaajo amaba dowladnimada Soomaaliya. Waxay u …

13th May 2025 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Boosaaso. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta 24, Febuary 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada …

13th May 2025 admin
Raisawasaaraha cusub ee Soomaaliya iyo qoraaladiisii hore Raisawasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa in badan wax ku qoray meelaha ay ku kulmaan bulshada Soomaaliyeed. Qoraal kasta oo uu horay u qoray, Raisawasaaraha cusub kama aysan muuqan urur uu ka …