Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025  admin  

Wasaaradaha iyo shaqaalaha hay’adaha dowlada Jubaland oo lagu amaray dhowrista saacadaha shaqada(wareegto) Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne kuxigeenka koobaad ee dowlad goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo nuqul kamid ah la soo gaadhsiiyay warbaahinta Dhanaan Media ayaa lagu amrayaa dhamaab …

13th May 2025  admin  

Aaranjaan oo afka furay Wasiirkii Hore ee Maaliyada Puntland oo Sheegay in Puntland Hogaan Cusub & wada Tashi u baahantahay (FAALLO) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo ka mid ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ahna hogaamiyaha Kooxda Aaarnjaan …

13th May 2025  admin  

Aran jaan oo doonaya in Siyaasiga beesha Warsangeli Moohin laga keeno. Kooxda Aran Jaan oo ka amar qaata Qoyska reer Faroole, oo dhibka iyo khal khalka siyaasadeed ay ku hayaan maamulka Puntland iyo hogaankeeda uu   la mid tahay  argagixiosada Alshabaab …

13th May 2025  admin  

Digreeto Maanta Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Lagu Magcaabay Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Dawladda Puntland Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray  digreeto xeer  Madaxweyne Lr.18 ee February 24 2017 kuna …