Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th June 2025  admin  

Maanta ayaa waxaa Dekedda Bosaso waxaa soo gaartay Qalab isugu jira gaadiidka Dab damiska, Xarun Dambi baaris ah iyo Qalab loogu tala galay Gaadiidka Shilalka gala  oo ay ugu Deeqday magaalada Manneapolis  magalada la Mataanaysan ee Bosaso. Gudoomiyaha Degmada 6aad …

7th June 2025  admin  

  Xasan Culusoow oo daba tegay lacagtii uu musuqmaasaqay uu banaanka gaystay. Madaxweynhii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow iyo qoyskiisa uu jeclyahay oo ku kaliftay inuu xatooyo xoolo dadweyne u sameeyo si ay u taajiraan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka …

7th June 2025  admin  

Abukar Arman oo sheegay in Farmaajo ka Noqdo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyr https://youtu.be/qadYqV-X6t8 …

7th June 2025  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho kula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta garroonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kula kulmay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska  Boris Johnson oo saaka soo gaaray …