Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025  admin  

  Madaxweynaha Dawladda Puntland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo oo Maanta Hawlo Shaqo U Aadey Dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 10 March 2017 safar shaqo …

10th May 2025  admin  

Daawo Maleeshiyaadkii Aaranjaan oo Isbaaraddii ugu horaysay  dhigtay Garowe. Maleeshiyaad beeleedka qaska iyo fawdada ka waday  Puntland,  ayaa Isbaaraddii ugu horaysay  maanta  dhigtay Caasimadda Puntland ee Garowe. Isbaradan ayaa dadkii Soomaaliyeed ee  dhibaataysnaa  ee abaaruhu hayeen  ka hor istaagtay    Gurmadkii …

10th May 2025  admin  

Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo Maanta Lagaga Arrinsaday Arrimaha Amaanka, Abaaraha iyo Ansixin Xeerar Kala Duwan   …

10th May 2025  admin  

Beesha Isaaq ayaa  madaxweyne Farmaajo ka codsatay inuu ixtiraamo Heshiisyaddii xaaraanta ahaa oo dastuurka iyo sharciga ku salaysnayn ee eada saxiixdeen  Irirsamaale https://youtu.be/K_4zoRZdrgY…