28th March 2024  admin  Category :

Daawo Maleeshiyaadkii Aaranjaan oo Isbaaraddii ugu horaysay  dhigtay Garowe.

Maleeshiyaad beeleedka qaska iyo fawdada ka waday  Puntland,  ayaa Isbaaraddii ugu horaysay  maanta  dhigtay Caasimadda Puntland ee Garowe. Isbaradan ayaa dadkii Soomaaliyeed ee  dhibaataysnaa  ee abaaruhu hayeen  ka hor istaagtay    Gurmadkii loo waday . Waa denbi dagaal in dad baahan oo gaajoonaya  loo istcmalo baahidooda  in lagu helo Kursi  siyaasadeed.

Image may contain: one or more people, sky and outdoor

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*