Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th May 2025 admin
Magacyada iyo Halka ay Ka Soojeedaan Dhalintii Lagu Xansuuqay Yemen Oo Lahelay. Magacyada dadka ku dhintay duqeyntii Doonta waxaa ka mida: 1-Deeq Mahad Faarax oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho) 2-Xafsa Cumar Daroori oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho) 3-Ayaan Maxamed oo …

11th May 2025 admin
Madaxweyne Kenyatta oo booqasho lama filaan ah ku tagay Dhoobley Madaxweynaha dowlada Kenya Uhuru Kenyatta ayaa booqasho kedis ah maanta ku tagay magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose.Madaxweyne Uhuru ayaa booqday saldhiga ciidanka KDF ee Dhoobley halkaas oo uu kormeer …

11th May 2025 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maanta Kulan Gaara Laqaatay Wasiirka Arimaha Dibada Ee Wadanka Ethiopia. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta, halkaas …

11th May 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Midowga Afrika Muuse Faki Madaxweynaha Dolwadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika Muusa Faki Maxamed oo maanta booqasho ku yimid Muqdisho.…