Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025 admin
Qarankii Soomaliyeed maanta waxa afduub u haystay waa 61 Xildhibaan ee ka soo jeeda Koongur glbeed, ooah kuwo codkoodu kala harin oo uu had iyo jeer codkoodu wada maro meel lid ku ah horu socodka Qaranka Soomaaliyeed iyo kaabo Qabiilada …

13th May 2025 admin
Madaxweynaha Jubaland oo qaabilay wafdi uu horkacayo gudoomiyaha nabadgelyada iyo amaanka AU Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo sabti ah Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha …

13th May 2025 admin
Qaswadayaasha caan baxay ee ka howl gala gudaha Soomaaliya , oo qaarkood aan hal cod ka helin doorashaddii dhowaan ka dhacday dalka Soomaaliya markii lagu tartamayey xilka qofka noqonaya madaxweynaha Soomaaliya, ayaa markii lagu soo dari waayey golaha wasiirada cusub …

13th May 2025 admin
Ma Radiyo Qaran baa mise waa Idaacad ku hadasha Afka siyaasiyiinta beelaha Hawiye http://www.radiomuqdisho.net/munaasabad-lagu-taageerayay-wasiirada-magacaaban-ee-arrimaha-dibadda-iyo-warfaafinta-oo-khartoum-ka-dhacday-sawiro/…