Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th October 2024  admin  

Madaxda ugu saraysa  Beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli ayaa  ka hadlay Boobka iyo xaq darada ka socota Muqdisho Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey  iyo gudoomiyaha baarlamaanka Puntland mudane Axmed Cali Xaashi …

19th October 2024  admin  

Reer Waqooyi ma Beel baa mise waa Gobol ka mid ah 18kii Gobol ee Soomaaliya? Siyaasiyiinta Soomaalidu  waxay horay ugu heshiiyeen oo ay dastuurka ku wada qorteen,  in Xildhibaanada Aqalka sare ay Soomaali wax ku qaybsadaan  18kii gobol ee Soomaaliya …

19th October 2024  admin  

,Musharixiinta xildhibaanada aqalka sare ee beesha Isaaq  Kn: Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa soo saaray xubnaha musharixiinta aqalka sare ee gobolada Waqooyi, waxa kale oo uu guddiga shaaciyey guddi loo xilsaaray doorashada. Hoos ka Akhriso …

19th October 2024  admin  

Shirkii Telefoonka ee Qurba joogta reer Maakhir maalintii shalay maxaa ka soo baxay? Maalintii shalay quba joogtii reer Maakhir ee isugu jiray Rag iyo Dumar,  oo   ka soo qayb gal khadkii telefoonaka ay ku balansanaayeen, dhamaantood  waxay ahaayeen dad ka …